Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo ka hadlay ciidamada ay sameysanayaan dalalka bariga Afrika
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo dalka Jabuuti uga qeyb galay shirka Wasiirada difaaca ee dalalka bariga Afrika,...
Read more











