Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa booqday ciidanka ku sugan jiida hore ee deegaanka Godod oo qiyaastii 30-kiilo mitir ujirta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug....
Read moreGuddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Xuseen Carab Ciise iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay kula kulmi doonaan maamulka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta halkaasi oo ay kula kulmi donaan Madaxweynaha Imaaraadka Khalifa...
Read moreCiidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay inta u dhexeysa Beladweyne iyo Buulo burde, halkasai oo ay...
Read moreWasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal ku soo maray deegaanno tirsan gobolka Baay oo dhawaan laga saaray maleeshiyaadka kooxda UGUS....
Read moreTartanka kubadda cagta ee lagu soo gabo gabeynayay tartan soo bilowday 1-dii August ee sanadkan ee loo qabtay cayaartooyda17-ka degmo gobolka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboorti,...
Read moreKulankan oo looga hadlayay dhismaha Waddo isku xirta deegaanada Eyl iyo Dongorayo ayaa lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee degmada Eyl, Waxaana kulankan ka qayb-galay qaybaha kala duwan ee bulshada...
Read moreWasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay waheliyaan safiirka dowladda Cumaan u qaabilsan geeska afrika iyo Jaziiradaha komoroos iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta booqday dugsiga hoose...
Read moreXaruntan cusub oo lagu magacaabo Geesdiir foundation, looguna talagalay in wax lagu baro carruurta danta yar ee aan waalidintooda awoodin inay geeyaan goobaha waxbarashada ee sida gaarka ah loo leeyahay,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho