Madaxweynaha Galmudug oo mudo kordhin loogu daray magacaabista golaha Wasiirada
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ka codsaday Baarlamanka mamaulkaasi in ay mudo kordhin uu u sameeyo waqtiga loogu talagalay dhismaha golaha Wasiirada ayaa laga ogolaaday codsigiisa. Kulan ay yeesheen Xildhibaanada maamulka...
Read more











