Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Balanbal e gobolka Galgaduud, kuwaasi oo looga fadhiyo inay dar dargeliyaan howlaha loo idmaday. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose...
Read moreWasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Kuwait, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen...
Read moreGuddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee degmada Buulo burte Liibaan Cabdi Burisow ayaa tilmamaya in webiga Shabeelle ee mara degmada laga cabsi qabo in uu fatahaad sameeyo, isla markaana uu...
Read moreDawlada Soomaaliya ayaa soo dhaweeysa xafiiska cusub taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo boogaadisay doorka Qaramada Midoobay ee ku aadan dib u dhiska iyo horumarinta Soomaaliya. Golaha ammaanka ee Qarmada...
Read moreWasiirka Dasuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa xusay in dib u eegista lagu sameynayo dastuurka KMG ah ee...
Read moreKulan looga hadlayay sidii dhisme casri ah loogu bilaabi lahaa Dekadda Hobyo ee gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado kaasi oo ay ka qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaanno iyo...
Read moreNimco Xasan Abiikar oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo xalay dhashay saddex cunug oo mataano ah ayaa ka codsatay dowladda iyo hay’adaha samafalka inay kaalmo deg deg ah la soo gaaraan....
Read moreGuddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi oo ku guuleystay doorashii ka dhacday Garoowe. Guddoomiye ku xigeenka labaad...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho