Heshiiskan ay gaaren beela walaalo ah oo wada daga deeganada hoos yimaada degmada Warsheekh Gobalka Shabeelaha Dhaxe, kuwaaso mudooyinkii lasoo dhafay dhexmartay dirir ayaa heshiiskasi waxaa kasoo shaqeeyay maamulka gobalka...
Read moreMaryan Cismaan Jimcaale waa gabar 8-sano jir ah oo la xanuunsaneysa Kansar sanka uga dhacay kadibna kusii fiday mid kamid indheheeda, waxa ay ku sugantahay xaalad halis ah oo dhaqaatiirtu...
Read moreGuddoonka Baarlamanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Jeylaani Nuur Iikar iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah ururrada siyaasadeed ah ee kajira dalka, ayagoo ka...
Read moreJaamacadda SIMAD ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameysay kun arday oo cusub oo jaamacadda ku soo biirtay sanadkaan, kuwaas oo baran doona takhasusyo kala duwan. Munaasabad lagu qabtay...
Read moreCiidanka booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay hub la tuhunsan yahay in ay lahaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaddib howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaarisa, sida ay sheegtay warbaahinta Kenya. Saraakiil...
Read moreDanjiraha Soomaaliya ee waddanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa la kulmay guddoomiyaha gobolka Riyaad Faisal bin Bandar. Wakaaladda Wararka ee Sacuudiga ayaa qortay in Danjire Daahir Geelle iyo...
Read moreHay’adda Bisha Cas ee Imaaradka Carabta ayaa deeq gaarsiisay qaxootiga ree Yemen eek u sugan degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Cali Daacad Cabdulle Aadan oo ka tirsan hay’adda Bisha Cas...
Read moreAugust 31, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo halkaas tababar...
Read moreMunaasabaddan lagu soo gabo gabeynayay todobaadka dhaqanka ee Jaamacadda SIU oo ka qeyb galeen Maamulka sare ee Jaamacadda, Macalimiin, Abwaanno uu ka midyahay Abwaan Singub, arday iyo marti sharaf kale...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho