Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Buulo burte oo ka jirta cabsi ah fatahaadda Webiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Buulo Burte: Xaaladda nololeed ee dadka oo sii xummaaneysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee degmada Buulo burte Liibaan Cabdi Burisow ayaa tilmamaya in webiga Shabeelle ee mara degmada laga cabsi qabo in uu fatahaad sameeyo, isla markaana uu sameyn ku yeesho dadka iyo duunyada, isagoo codsaday in gacan lagu siiyo sidii arrinkaasi looga hortagi lahaa.

Guddomiye ku-xgieenka ayaa hoosta ka xariiqay in kan maamul ahaan ay ku howlanyihiin dadaallada ay kaga hortagayaan fatahaadda webiga.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

“Magaalada labo ayay u qeybsantaa oo bari iyo qorax sin, marka haddii uu fatahaad dhaco saameyn ayay ku yeelaneysaa bulshada degmada ku dhaqan, cabsiga hadda way iska jirtaa, laakiin waxaan rajeyneynaa in gacan nagula siin doono sidii looga hortagi lahaa fatahaadda webiga” ayuu yiri Liibaan

Sidoo kale Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee degmada Buulo Burte Liibaan Cabdi Burisow ayaa sheegay in tan iyo markii maleeshiyada Al-Shabaab laga saaray degmada ay dib u soo laabteen adeegyada bulshada, sida caafimaadka, waxbarashada iyo goobo kale oo muhiim ah.

“Waxaan ku guuleysanay in aan dib u soo celino adeegyadii waxbarashada, caafimaadka iyo kuwa kale, sidoo kale waxaan dib u habeyn ku sameynay garoon diyaaradeed oo diyaaraduhu ay ku soo degi karaan” ayuu hadalkiisa ku daray.

Degmada Buulo burte waxa ay ka midtahay meelaha dib gacanta dowladda ugu soo laabatay markii laga saaray argagixisada Al-Shabaab, taasi oo iminka ay muuqaneysa dadaallada uu maamulka ugu jiro dib u soo celinta adeegyadii guud ee bushada, balse cabsida hadda jirta ayaa ah in webiga uu fatahaado sameeyo

 

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In