Guddoomiye Muungaab oo shacabka ka codsaday la shaqeynta laamaha amniga
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad xariga looga jarayay xarunta Waaxda Yuusuf Al-Kowneyn ee degmada Boondheere, halkaasi oo dib u dhis lagu sameeyay. Guddoomiyaha degmada Boondheere Qaasim Cabdullahi...
Read more










