Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo digreeto ku magacaabay Taliye-xigeennada ciidanka booliska “Dhageyso+Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey dardargelinta hawlaha amniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa ku magacaabay taliye ku-xigeenada ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Taliyaha  ciidanka  Booliska Soomaaliyeed  Sareeyo Gaas Maxamed  Sheekh  Xasan  Xaamud oo ka qeyb galay munaasabad ay ciidanka booliska ku sagootinayeen cutubto ka tirsan ciidanka booliska AMISOM, gaar ahaan kuwa dalka Burundi ayaa akhriyay digreetada lagu magacaabay ku-xigeenadiisa oo ku sheegtay inay tahay xeer Madaxweyne N0,51 magacaabis taliye xigeenka koowaad iyo taliye xigeenka labaad ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, markii uu arkay Qodobka 87aad, farqadda 1aad Xaraf “C” iyo farqadda 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Markuu arkay Qodobka 90aad, Xarafka “B” ee Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Markuu arkay sharci Lambar 2 ee soo baxay 23/12/1973 kuna saabsan dhismaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, Markuu tixgeliyay soo jeedinta ee Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo N0,-keedu yahay XRW00325 ee soo baxday 12/07/2015 kuna saabsaneyd soo jeedinta magacaabista taliye ku-xigeenka koowaad iyo taliye ku-xigeenka labaad ee ciidanka booliska Soomaaliyeed, markuu uu garwaaqsaday baahida loo qabo in la magacaabo taliye xigeenka koowaad iyo taliye xigeenka labaad ee ciidanka booliska, waxa uu Madaxweynuhu soo saaray  xeerkan, Qodobka koowaad laga bilaabo marka uu Madaxweynuhu saxiixo xeerkan, waana saxiixanyahay waxaa sareeye guuto Mukhtaar Xuseen Afraxa loo magacaabay in uu noqdo Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, sidoo kale sareeyo guuto Bashiir Cabdi Maxamed waxaa loo magacaabay in uu noqdo taliye ku-xigeenka labaad ee ciidanka booliska Soomaaliyeed” ayuu yiri Taliyaha Ciidanka booliska oo digreetada akhriyay.

Dhageyso Codka Taliyaha iyo taliyexigeennada la magacaabay

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/08/Taliyaha-Ciidanka-booliska-Sareeyo-Gaas-Maxamed-Sh.-Xasan.mp3

2 3 8    14 15 18 19 20 21 24 26 28 32  37 38 39 44  49 51 57 58 vlcsnap-2015-08-02-23h05m33s142  vlcsnap-2015-08-02-23h06m18s75 vlcsnap-2015-08-02-23h06m58s223 vlcsnap-2015-08-02-23h07m01s250 vlcsnap-2015-08-02-23h07m09s79 vlcsnap-2015-08-02-23h07m22s208 vlcsnap-2015-08-02-23h07m43s157 vlcsnap-2015-08-02-23h07m57s48 vlcsnap-2015-08-02-23h08m19s8 vlcsnap-2015-08-02-23h08m27s92 vlcsnap-2015-08-02-23h09m02s177 vlcsnap-2015-08-02-23h09m17s74

Previous Post

Baarlamanka Galmudug oo maanta loo qaybiyay qorsha hawleedka 4-sano ee soo socota

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Wafdi ka socda dowladda Masar oo gaaray Beledweyne “Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Wafdi ka socda dowladda Masar oo gaaray Beledweyne “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Wafdi ka socda dowladda Masar oo gaaray Beledweyne “Sawirro”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In