Thursday, April 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamanka Galmudug oo maanta loo qaybiyay qorsha hawleedka 4-sano ee soo socota

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Barlamanka Galmudug wuxuu ka shaqeyn doonaa wadahadalada Ahlusunna iyo Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad ee Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug oo ay soo xaadireen 46-Xildhibaan uuna shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir ayaa maanta loo qaybiyay qorshe howleedka ay ku shaqayn doodaan afarta sano ee soo socota oo ah mudada ay jiraan ilaa 2019-ka.

Qorshe howleedka ayaa qeexaya howlaha horyaalla Baarlamanka Galmudug mudada dhaw iyo tan fogba, baahiyada Baarlamaanka ee u baahan wax ka qabashada iyo arrimo kaleba.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

“Waxaan qaybinay istiraatiijiyadda golaha sharci dajinta ilaa laga gaarayo 2019-ka, 4-ta sano ee soo socota ee Baarlamanka loo doortay, ajandaha uu ku shaqayn doono ayaan hordhignay Baarlamaanka, waxa ay ka hadlaysaa Baarlamanka baahidiisa, waxyaabaha deg dega ah ee hadda uu u baahanyahay iyo waqtiyada soo socda, iyo qorsha hawleedka la rabo in la qabto ilaa 2019-ka,  oo ka bilaabanaysa waqtigii la dhaariyay Xildhibaanada” ayuu yiri Guddoomiyha Baarlamanka Galmudug

Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug ayaa wada dadaalo salka loogu dhigayo shuruucdii uu ku shaqayn lahaa maamulkan curdanka ah ee dhawaanta dhismay.

Previous Post

Jaamacadda SIMAD oo abaalmarin caalami ah la guddoonsiiyay-SAWIRRO

Next Post

Madaxweynaha oo digreeto ku magacaabay Taliye-xigeennada ciidanka booliska “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey dardargelinta hawlaha amniga “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo digreeto ku magacaabay Taliye-xigeennada ciidanka booliska "Dhageyso+Sawirro"

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In