Baarlamanka Galmudug oo ansixiyay guddi hoosaadyada Baarlamanka
Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamanka Galmudug kulankiisa 9-aad oo ay soo xaadireen 47-Xildhibaan ayaa maanta waxaa shirgudoominayay Guddoomiye Cali Gacal Casir, waxaana ajanduhu ahaa meelmarinta gudi hoosaadyada Baarlamanka oo dhawrkii maalmood...
Read more










