Muqdisho, 28 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa beri si wadajir ah...
Read moreNabadoon Mukhtaar Sheekh Axmed Maxamed Xasan oo ka mid ah nabadoonnada Soomaaliyeed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Cadale ee ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe, halkaasi oo ay isugu...
Read moreGuddoonka baarlamaanka ayaa soo saaray go'aan wada jir ah oo ku saabsan doorashada 2016-ka Hadaba Linkiga hoose ka akhriso go'aanka oo dhameystiran Go'aanka Guddoonka Golaha Shacabka 28.07.2015
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ‘Maareeye” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed...
Read moreWasiiro, Xildhibaan, Jaamacado, Ururada bulshadakale ayaa ka qeyb galay munaasabad shahaado sharaf howlkarnimo oo ku aadan sare u qaadidda tacliinta sare ee dalka ay Wasiirka Wasaaradda Tacliinta sare ee Soomaaliya...
Read moreJeneraal Cabdiraxman Maxamed Tuuryare oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa kormeer ku tagey xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Kismaayo iyo qaar kamid ah saldhigyada ay ciidanka sirdoonka Qaranku ku leeyihiin...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho