Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgeshiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Dr. Cabdusalam Hadliye Cumar ayaa sheegay in weerarada argagixisadu ay ka geysanayaan goobaha ay shacabka ku kulmaan aysan saameyn doonin...
Read moreMuqdisho, July 26, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka argagaxiso ee galabta lagu qaaday Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho, isagoo...
Read moreMuqdisho, 25 Luulyo, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa waxa uu tacsi u dirayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Cabdikarim...
Read moreMuqdisho, 26 Luuliyo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee maanta lala beegsaday Hoteelka Jazeera ee...
Read moreGuddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa maanta guddoomiye u doortay Khaliif Cabdikariin kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Doorashadaan oo ahayd mid gacan taag ayaa xubnaha guddiga...
Read moreAbaaro 4:00 galabnimo ee maanta ayaa gaari nuuca xamuulka ah, isla markaana laga soo buuxiyay walxaha qarxa waxaa lala eegtay ilinka hore Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay...
Read moreKismaayo, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah daaha uga rogey...
Read moreMuqdisho, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan...
Read moreTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgen Baker oo hambalyo uga siday dhigiisa dalka Turkiga ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho