Mas’uuliyiin ka socotay Safaarada Ingiriiska ee Soomaaliya iyo Maamulka Degmada Xamar Jajab ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu daah furayay mashruuca dariseynta kaas oo lagu qabtay xarunta Degmadaasi. Munaasabadan lagu...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan kula yeeshay guddiga madaxa...
Read moreCaleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, Odayaal dhaqameed, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xaflada oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Malaaq...
Read moreSiminaarka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardeyda wax ka barata dalka Kuwait oo fasax waxbarasho dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxa loo qabtay qaar ka mid ah ardeyda...
Read moreXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahne duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa lagu qabtay magaalada...
Read moreCiidamada Hey’adda NISA gaar ahaan ciidanka gurmadka gorgor ayaa howlgallo amniga la xiriira ka sameeyey qaar ka mid ah waddooyinka waa weyn ee caasimadda iyo kuwa soo gala magaalada. Ujeedka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho