Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyadeeyay geerida Caalimka weyn ee Sheekh Cismaan Xidig
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka, ardeydii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, Caalimkii...
Read more











