Hay’ad laga leeyahay dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta deeq raashinka ah oo loogu talaglay dadka danyarta ah ee ku nool degmooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe u qeybisay...
Read moreTartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa waxaa...
Read moreShirkan oo ahaa mid aan caadi aheyn ayuu Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali isugu yeeray dhammaan xubaha golaha wasiirada, isla markaana uu shir guddoominayey kulanka, iyadoo uu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan afur ah u sameeyay safiirada dalalka Islaamka ee jooga Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayay arrimo badan. Kulanka...
Read moreMuqdisho, 6 Juuly 2015 – Ergayga-gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ansaxinta uu baarlamaanka Federaalka ansixiyay, sagaalka xubnood ee Guddiga...
Read moreHay’adda Somali Relief Network of North America oo loo soo gaabiyo (SRNN) ayaa afurin u sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay ka faa’iideysteen boqolaal qoys oo...
Read moreTartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa waxaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho