Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay inta u dhexeyso Baay iyo Bakool
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal lagu sifeyno Khawaarijta ka fuliyey deegaanada dhaca dhulka howdka ah ee kala qeybiya gobolada Baay iyo Bakool,...
Read more











