Akhriso:- Guddiga Doorashada ee Madaxweynaha Galmudug oo la magacaabay
Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug oo maanta shir ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa ansixiyay Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dhici doonta 4-ta bisha July oo ah sabtida soo socda....
Read more










