Cayaarahan oo socon doono inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan ayaa waxaa wada cayaari doono sideed kooxood oo ka kala socda magaalooyinka Johannesburg iyo Pretoria, iyadoo uu sanadkaan taabagalinayo Advance...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo socdaal dibadda ah ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay, iyadoo uu socdaal ku soo maray...
Read moreCiidamada Hay’adda Nabad sugidda ee Gurmadka Gor gor ayaa maanta kulan afurin ah u sameeyay qaar ka mid ah qoysaska danyarta ah ee degan Carwadii hore ee degmada Hodan, iyadoo...
Read moreTartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir...
Read moreCadaado, 20 Juun 2015 - Gudigga Farsamadda Maamul Dhisidda Gobollada dhexe ayaa maanta shaaciyey inta badan liiska xubnaha Baarlmaanka Dowlad Gobolleedka Galmudug. Guddoomiyaha Gudigga Farsamadda Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa...
Read moreWasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya waxa ay dhammaan Musharixiinta Gudiyada Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Kuwa Xuduudaha ku wargelinaysaa in beri oo Axad ah, taariikhduna ku...
Read moreMuqdisho, 20 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jarey Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho (Ex Ufficio...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho