Deg deg, Codeynta Doorashada Madaxtinimada Galmudug oo bilaabatay
Dooorashada Madaxweynaha Dowlad goboeedka Galmudug ayaa si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku suganyihiin musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha. Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka...
Read more









