Wasaaradda caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay xabsiga dhexe ee Xamar
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta adeeg dawo ah gaarsiisay maxabiista ku jira xabsiga dhexe ee Xamar, taasi oo Wasaaradda uu ka gudoomay Taliyaha ciidanka Asluubta . Wasiirka Cafimaadka...
Read more










