Maxkamadda dajarada kowaad ee CQS oo xukunno dil iyo xarig ku ridday Shabaab “Dhageyso+Sawirro”
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno dil iyo xarig ah ku ridday maleeshiyaad ka tirsan Kooxda UGUS, kaddib markii ay maanta dacwadooda dhageysatay. Maxkamadda...
Read more











