Guddoomiye ku-xigeennada baarlamaanka Galmudug oo la doortay,
Doorashada guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa la guda galay, iyadoo la doortay guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee barlamaankaasi. Xareed Cali Xareed ayaa ku guuleystay guddoomiye...
Read more










