Tartamayaasha degmada Waaberi oo caawa laga reebay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “Dhageyso”
Tartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir...
Read more










