Wasiir Biixi “Ganacsatadu canshuur ma diidana weyna bixiyaan”
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige oo maanta ka hor hadlay golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in cabashada ganacsatada Muqdisho aysan ahayn canshuur dheeraad...
Read more











