Dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Shabeelaha Dhexe
Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA ayaa howlgallo qorsheysan cagta ku mariyay goobo ay ku dhuumaleysanayeen gaar ahaan Dhulka howdka ah ee hoostaga Deeganka Dhagaxow ee Gobalka Shabeelaha...
Read more











