Wasiirka Amniga Gudaha oo tababar ugu soo xiray Serbia Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska
Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia, ayaa tababar xirfadeed ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed...
Read more











