Markabkii dowladda u dirtay Yemen oo ku xirtay dekadda Mukallah
Markabkii dowladda Soomaaliya u dirtay dalka Yemen si loogu soo daabulo qaxootiga Soomaaliyeed ee halkaasi ku xaniban ayaaa ku xirtay dekadda magaaalada Mukallah ee dalkaasi. Qunsulka Soomaaliya ee Cadan Axmed...
Read more











