Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa gaarey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxana Wasiirka socdaalkiisa ku weheliyey xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno. Wasiirka...
Read more











