Kulan looga hodlayay horumarinta dhaqanka Soomaaliyeed iyo Afka Hooyo ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb galeen qoraayaal Soomaaliyeed, iyadoo ay soo qaban qaabisay Ururka horumarinta...
Read moreCayaartan lagu maamuusayay sanad guurada Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed isla markaana ka mid aheyd horyaalka dalka ayaa waxa uu maanta garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium ku dhex martay kooxaha kubada...
Read moreKu dhawaad Lixdan qoys oo Soomaali ah oo kasoo carartay qala-laasaha ka taagan dalka Yemen ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qoysaskan ayaa ka soo cararay rabshadaha...
Read moreGudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga soconaya Guddiga Axsaabta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya....
Read moreWasiirka Caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawa Maxamed Xasan oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Cali Sheekh Maxamed Xaaji Cali iyo mas’uuliyiin ka socotay dowladda Qatar ayaa...
Read moreGuddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adaha taageera Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furmay shir la xiriira qorsheynta howlaha u harsan Baarlamaanka Federaalka...
Read moreWasaaradda arrimaha dibadda iyo maalgeshiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha Wasaaraddu ugu talagashay xoojinta xiriirka ay Soomaaliya la leedahay dalalka caalamka, iyo sidii...
Read moreWasiir ku-xigeenka xanaanada Xoolaha dirta iyo daaqa ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta booqasho uu ugu kuurgalayo howlaha dhoofinta Xoolaha ku tegay dekedda Muqdisho, gaar ahaan qeybta uu ku yaala Maxjarka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho