Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ilaaheey uga baryay in Xildhibaan Yusuf Dirir oo naxariistii Janno ka waraabiyo. Qoyska marxuumka, eheladiisa iyo Baarlamaanka Soomaaliyana wuxuu u rajeeyay...
Read moreGuddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubaland ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xero la qorsheynayo in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed...
Read moreWasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquul insaanka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa maanta booqatay qoysaskii dhawaan ka soo cararay dagaalada ka socda dalka Yemen ee la dejiyay xarun...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dilkii maanta Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan...
Read moreJaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay ka qeyb-qaadato sidii la isugu xiri lahaa bulshada Soomaaliyeed ee dalkaasi, si loo badbaadiyo dhalinyarada ay marin-habaabinayaan...
Read moreXildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdsho ayaa waxaa loogu qeybiyay go’aan kasoo baxay golaha Wasiirada, kaasoo ku saabsan Xalinta xaalada siyaasadeed ee Jubbaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah...
Read moreMadaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka furay imtixaanka guud ee shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2014/2015, waxaana uu kaga...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo mudane ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray halka uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta dadka degga gobolka Hiiraan ayaa bogaadiyay sida uu u socda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho