Garoowe oo lagu xiray suxufiyiin ka tirsan Idaacadda Daljir
Ciidamada amniga Garoowe ayaa barqanimadii saaka waxay xireen laba wariye oo u shaqeynayey idaacadda Daljir oo ah idaacad xarumo ku leh dhammaan deegaanada Puntland iyo Gobollada dhexe ee dalka, kuwaas...
Read more











