Roma. 28.March. 2015 ....Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Danjire Muuse Xasan Cabdulle oo maanta War qoraal ah kasoo saaray Xafiiskiisa ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii wuxuushnimada ahaa...
Read moreShir looga hadlayo ammaanka Soomaaliya oo uu ka qeyb-galay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya iyo xubno kale ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Copenhagen ee dalka Demark. Shirka ayaa waxaa ka...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa meydadka maleeshiyaadkii UGUS ee shalay weerarka ku qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee ay ciidamada ku toogteen gudaha hotelka, iyadoo dadkii ay ciidamadu...
Read moreMuqdisho: 28 Maarso - Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya SRSG Nikolas Kay ayaa aad u cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee shalay lagu qaaday Hoteel...
Read moreGuddi loo xil saaray qaban qaabada xuska maalinta Dhirta Soomaaliya ayaa maanta guda-galay qaban-qaabada maalintaas oo ku asteysan 17-ka bisha soo socota ee April, kaasi oo lagu qabtay xafiiska Wasiirka...
Read moreDajiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Danjire Maxamed Mursal Sheekh ayaa maanta booqdey qaar ka mid ah Jaamacadaha ku yaala caasimada wadanka Turkiga ee Ankara, waxaana ka mid ahaa Jaamacadihii...
Read moreMogadishu, March 28, 2015- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar, Wasiir kuxigeen-ka Axmed Cali Maxamed “Kadiye”, Wasiiru dowlaha Khaalid Cumar Cali, Siihayaha Xoghayaha Joogtada Dahabo Cumar...
Read moreMuqdisho, 28, Maarso, 2015...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey weerarkii nabad-diidku ay ku qaadeen shalay Hotel...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho