Guddoomiyaha Degmada Kaaraan oo kormeeray xarumaha Waxbarasho ee degmada “SAWIRRO”
Guddoomiyaha degmada Kaaraan iyo ku-xigeenkiisa xagga arrimaha bulshada ee degmada ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayeen xaaladaha waxbarasho ee degmada ku tegay xarumo waxbarasho oo ku yaala degmadaas. Ujeedka kormeerka...
Read more











