Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda ay dadaal ugu jirto ka hortagga fatahaad uu sameeyo Webiga Shabeelle, isla markaana la sameyn doono meelo biyo xireen ah, Isagoo dhanka...
Read moreTiro Soomaali ah ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta dowladda dhexe ee Mareykanka, halkaasi ay ku muujiyeen sdia ay uga xun yihiin xarigii dhawaan loo geystay lix dhallinyaro...
Read moreMaamulka gobolka Banaadir ayaa howlgeliyay gaari casri ah oo loogu talagalay cilad bixinta nalalka ku shaqeeya cad-ceeda, iyadoo guddoomiyaha gobolka uu xalay kormeer howleed ku tegay qaar ka mid ah waddooyinka...
Read moreRa’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in Xukuumaddu ay dadaal ugu jirto dhismaha maamul ay yeeshaan gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe iyo ka mira dhalinta shirka...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay u diyaar garowday soo celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ay colaaduhu ku qabsadeen dalka Yemen. Wasiirka Arrimaha...
Read moreIyadoo dhawaan lagu wado in uu furmo kalfadhiga Lixaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho laga bilaabay olole nadaafadeed oo sare loogu...
Read moreMaxamed Emwazi oo loo yaqan Jihadi John, ahna ninka British-ka ah ee kooxda falaagada ah ee ISIS u qaabilsan gawracista dadka ay kooxdaas qabsato ayaa doonayey in uu ku biro...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho