Mogadishu – April 12th, 2015, Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Dajire Maman Sidikou ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed 55-guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka....
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada xuska 55 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada...
Read moreKulankan lagu soo bandhigayay daraasad laga sameeyay caqabadaha waxbarasho ee ka jira dalka Soomaaliya iyo sida lagu xalin karo oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Heritage ee daraasaadka Siyaasadda ayaa...
Read moreHay’adda UNHCR ayaa jawaab ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto oo ahaa in Qaxootiga Soomaalida ee xeryaha Dhadhaab ku sugan dib loogu soo celiyo dalkooda....
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa dalbaday in qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha qaxootiga Waqooyi bari ee Kenya dib loogu soo celiyo dalkooda muddo saddex bil gudeheed ah....
Read moreQaban qaabada munaasabad balaaran oo loogu dabaal-degayo Xuska Aas Aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku Asteysan 12-ka April ayaa ka socota xarunta Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, iyadoo aad loo adkeeyay...
Read moreGaroowe, 12, April, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirshid Cali Sharmarke ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 55aad ee ka soo wareegtay asaaskii ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u...
Read moreWasiirka Gaashaandhigg Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed, sanad guuradii 55aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii ciidanka XDS....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho