Wasiirka cadaaladda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa magaaladda Doxa ee Dalka Qatar uga qeyb galaya shir looga hadlayay ka hortagga argagixisada iyo burcad badeednimada, kaasi oo ay ka qeyb galeen...
Read moreGudoonka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay u gudbiyeen qorshe howleedka Baarlamaanka uu ku shaqeyn doono kalfadhiyada soo socda, si loo dar dar...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa cambaareeyay weerarka ay kooxda argagixsadu ku qaadday dhisme ay leedahay Wasaaradda Waxbarashadu. Madaxweynuhu wuxuu dhambaal tacsi ah u diray dhammaan...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay halkaasi. Wafdiga Madaxweyaha waxaa Cadaado ku...
Read moreBarnaanijka Sahanka oo ka mid ah barnaamijyada maalin laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa maanta looga hadlay qorshaha maamulka Gobolka uga degsan Naleynta iyo...
Read moreWasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ku sugan magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa kormeer uu ugu kuur galayey xaaladda amni ku...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriydda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la magacaabay guddi heer Qaran oo ka shaqeyn doona sidii loo mideynlahaa ciidanka xooga dalka Somoaaliyeed iyo...
Read moreBarnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka Jimcaha, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho