Su’aal ama talo haddii aad qabto ka qeyb gal barnaamijka Islaamka iyo bulshada
Waa maxay xiriirka ka dhexeeya dhaqanka iyo Diinta Islaamka?, waa mowduuca barnaamijka Islaamka iyo bulshada ee ka baxa Radio Muqdisho, kaasi oo ay soo diyaariyeen hay’adda Culimada Soomaaliyeed, waxaana barnaamijkaasi...
Read more











