Allaha u naxariistee Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa maanta gelinkii dambe lagu aasay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, hakaasi oo ay ka qeyb galeen...
Read moreBarnaamijka Sahanka Raadiyaha oo ka baxa Idaacadda iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, isla markaana looga hadlo xaalado kala duwan ee dalka iyo wacyiga jira, laguna gorfeeyo qodobada ugu muhiimsan ee ay...
Read moreMaamulka Gobolka Banaadir oo kaashaneya UNSOA iyo Kenyan Airport Authority ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha Waaxda dabdamiska tababar kor loogu qaadayay xirfadooda ugu soo xiray magaalada Nairobi ee xarunta...
Read moreMaxkamadda ciidamada qalabka sida ee Beladweyne ayaa xukunno kala duwan ku riday maleeshiyaad ka tirsan Ururka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS, kuwaasi oo tiradooda gaareyso 11 qof. Xafiiska xeer ilaalinta gobolka...
Read moreDad ka badan kun qoys oo danyar ah ayaa raashin gar gaar ah loogu qaybiyay xaafadda Buundo-weyn Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, iyadoo dadkaasi ay si niyad sami ka muuqato...
Read moreMaamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in uu bilaabay diiwangalinta dadka ka qayb galaya shirka maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Wasiirka arrimaha gudaha Ximan iyo Xeeb Maxamed Xaaji...
Read moreCiidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen tiro maleeyshiyaad ah oo ka tirsan kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab. Ciidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso...
Read moreWasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay amarro ku socda dadka Gaadiidka kala iibsada oo lagu amray in warqadaha cadaymaha ah ee gaadiidka lagu kala iibsaday...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho