Saturday, December 6, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaaladda Wariye Farxaan Suleymaan oo soo hagaageysa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xaaladda Wariye Farxaan Suleymaan oo soo hagaageysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wariye Farxaan Suleymaan Daahir oo ah sawir qaade ka tirsan Radio Muqdisho ayaa ka badbaaday isku day dil oo ay Shabaabku ku doonayeen inay ku qaarajiyaan, xilli uu ku sugnaa meel u dhaw isgoyska KPP ee degmada Hodan.

Labo nin oo bistoolado ku hubeysan ayaa Sawir Qaade Farxaan Suleymaan weeraray, waxaana ay rasaastu ka haleeshay feeraha iyo madaxa oo sartay, iyadoo dhaqaatiirta ku howlan daweyntiisa ay sheegeen in xaaladiisu ay iminka soo hagaageyso.

Related posts

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

December 6, 2025
Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

December 6, 2025

Kooxihii falka geystay ayaa goobta isaga cararay, waxaana ciidanka booliska oo gaaray halka uu falka ka dhacay ay bilaabeen howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii falkaasi ka dambeeyay, iyadoo gacanta lagu dhigay tiro dad ah oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dhaawaca Wariye Farxaan.

Bashiir Khaliif Gaani oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka oo Wariye Farxaan ku booqday Isbitaalka ayaa soo sheegay in xaaladda wariyuhu ay iminka wanaagsantahay, isla markaana la baxnaaninayo.

Previous Post

Muungaab: Waa in la is weydiiyo Sababta loo Qarxinayo Muqdisho”SAWIRRO”

Next Post

Horjooge sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay

Next Post
Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda

Horjooge sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

December 6, 2025
0

Wafdiga ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa booqasho shaqo oo rasmi...

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DOHA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb...

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Amiir Dalka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Amiir Dalka Qatar

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DOHA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa, Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In