Hay’adda SoDMA oo shixnado gargaar kala wareegtay Maamulka Isbitaalka Madiina
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed, ayaa maanta Maamulka Isbitaalka Madiina kala wareegay Shixnad gargaar ah oo ka kooban Daawooyin, Teendhooyin iyo Marakaneeco. Maamulka Isbitaalka Madiina ayaa deeqdaan gargaar waxa ay...
Read more











