Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubnaha Guddiga Maaliyadda ee Gurmad Qaran oo bulshada baaq u diray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xubnaha Guddiga Maaliyadda ee Gurmad Qaran oo bulshada baaq u diray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha Guddiga Maaliyadda ee Gurmad Qaran oo uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga Wasiir Faadax Sheekh Cabduladir ayaa Xarunta Dhexe ee Hay’adda SoDMA kulan kula qaatay Culimada, Ganacsatada iyo Bulshada Rayidka Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa looga hadlay sidaa gurmad loogu fidinlahaa dadka ay waxyeelladu ka soo gaartay weerarkii Argagixisada ku qaaday Xeebta Liido.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Wasiika Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo kulanka ka hadlay ayaa ku baaqay bulshada Soomaaliyeed kawada qeybqaataan Gurmadka socda.

“Waxaan shacabka ugu baaqaynaa in ay qeybtooda ka qataan gurmadka iyo garab istaagga loo muujinayo shacabkii waxyeelada ka soo gaartay Qarixii Liido.”ayuu yiri Wasiir Faaarax.

Previous Post

Dowladaha Carabta oo si adag u cambaareeyey weerarkii khawaarijta ee xeebta Liido

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Agaasimaha Guud ee EAC

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Agaasimaha Guud ee EAC

Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Agaasimaha Guud ee EAC

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In