Wasiirrada Amniga Galmudug iyo Hirshabeelle oo gaadiid ciidan lagu wareejiyay
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ku wareejiyay Wasiirrada Amniga ee Galmudug iyo Hirshabeelle lix gaari oo loogu talo galay ciidanka Booliska...
Read more











