Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya oo lasoo xiray
Shirkan oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay Muhiimada Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya iyo sidii loo mideyn lahaa Fariimaha Dowladda iyo Maamulada Xubnaha ka...
Read more











