Mahad Axmed Calasoow oo loo magacaabay Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta Hirshabeelle
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cabduqaadir Cabdulle Xooshoow ayaa u magacaabay Mudane Mahad Axmed Calasoow Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyada Hirshabeelle.
Read more











