Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa Dalka Burundi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye. Kulankan...
Read more











