Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Faracadde
Madaxwaynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo tacsida AUN Ugaaska beesha murusade ayaa saxiixay Buugga tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade....
Read more











