Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo furay shirka erey bixinta Af-Soomaaliga ee Tiknoolajiyadda
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay shirka erey bixinta Af-Soomaaliga ee Tiknoolajiyadda. Shirka oo looga hadlayo sidii uu afka Soomaaligu ula jaanqaadi...
Read more











