Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hantidhowraha Guud ee JFS oo ka hadlay Shirweynaha 2-aad ee Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (𝐒𝐈𝐂𝐏𝐀)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Hantidhowraha Guud ee JFS oo ka hadlay Shirweynaha 2-aad ee Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (𝐒𝐈𝐂𝐏𝐀)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, ayaa shirkan ka jeediyay khudbad kooban, waxa uuna si gaar ah u tilmaamay doorka muhiimka ah ee ay SICPA ku leedahay horumarinta xirfadda xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed, kor u qaadista hufnaanta, daahfurnaanta Maaliyadeed, dowlad wanaagga iyo xaqiijinta kalsoonida nidaamka maaliyadda Soomaaliya.

Hantidhowraha Guud waxa uu, sidoo kale, bogaadiyay dadaalka SICPA ee ku aaddan dhiirigelinta xisaabiyeyaasha, isaga oo ku booriyay in ay sii wadaan hawlahooda diyaarinta xirfadlayaal la jaanqaadi kara kuwo caalamka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026

Shirkan ayaa dhiirigelinaya wada-shaqeyn dhex marta hay’adaha Maaliyadda iyo kuwa xisaabiyeyaasha, si loo gaaro horumar dhaqaale oo ku saleysan isla-xisaabtan iyo hufnaan.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray taliska guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab

Next Post

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo qaabilay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda TIS+

Next Post
Wasiirka Howlaha Guud XFS oo qaabilay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda TIS+

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo qaabilay mas’uuliyiin ka socday Hay'adda TIS+

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In