Golayaasha Baarlamanka oo ka dooday cutubka 4-aad ee Dastuurka oo dib u eegis ku socoto
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada Labada Aqal ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 28-aad ee wadajirka ah ee Labada...
Read more











