Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Maamulka Dagmada Hobyo oo la dhagax dhigay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xarunta Maamulka Dagmada Hobyo oo la dhagax dhigay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucaan oo taabagelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo dowlad gobaleedka Galmudug isla markaana ay maalgalinayaan Dowladaha Norway iyo Switzerland ayaa waxaa maanta dhagax dhigay Wasiir ku xigeenada Wasaaradaha Howlaha Guud iyo Arimaha Gudaha Galmudug iyo Maamulka Dagmada Hobyo

Madasha Dhagax dhigga mashruucaan ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyaha Dagmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdulle waxaana uu uga mahadceliyay Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo dowlad Gobaleedka Galmudug, isagoo xusay in baahi weyn ay u qabeen.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Axmed Cismaan Aadan Qooje ayaa tilmaamay in mashruucaan uu wax badan ku soo kordhin doono

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud ee Galmudug Khaalid Cabdi Yuusuf ayaa sheegay in mashruuca dayactirka iyo dhismaha xarumaha maamulku ku shaqeynayo ay ahmiyad gaara u leedahay Galmudug

Previous Post

Wasiirka Amniga oo la kulmay James Swan

Next Post

Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka oo kulan ku qabtay Muqdisho

Next Post
Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka oo kulan ku qabtay Muqdisho

Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka oo kulan ku qabtay Muqdisho

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In